Wednesday, December 13th, 2017
header

Britain oo joojisay inay xogta siirdoonka weerarka Manchester la wadaagto US

Booliska wada baaritaanka weerarkii Manchester ayaa joojiyay inay xogta baaritaanka la waaagaan dhigooda Mareykanka ka dib markii warbaahinta loo dusiyay macluumaad ku saabsan baaritaanada socda.

Mas’uuliyiinta UK ayaa caro ka muujiyay sawirrada muujinaya haraaga waxyaabihii loo adeegsaday qaraxa oo mas’uuliyiinta Mareykanka ay la wadaageen wargeyska New York Times.

Waxay sidoo kale dowladda Britain ka carootay in magaca ninka weerarka geystay loo dusiyay warbaahinta Mareykanka saacado uun ka dib weerarka oo ay ku dhinteen 22 qof, 64 qof oo kalana ay ku dhaawacmeen.

Ra’iisala wasaaraha Britain, Theresa May, ayaa lagu wadaa inay walaacan ay la wadaagto madaxweyne Donald Trump marka ay maanta ku kulmaan shirka madaxda NATO.

BBC-du waxay fahansan tahay in booliska Manchester uu dhawaan dib u soo celin doono hanaaka uu xogta sirdoonka kula wadaaga Mareykanka.

Mareykanka, UK, Australia, Canada iyo New Zealand ayaa ku midoobay isbaheysiga loo yaqaanno ”Shanta indhood” ee wadaaga xogta sirdoonka la xiriira argagixisada._96206403_24f170a7-204a-4fe9-b9f5-17bbdd6517e8

Ilaa iyo sideed qof oo lala xiriirinaya weerarka Manchester ayaa ilaa iyo hadda la soo qabtay. Weerarkaasi waxaa geystay Salmaan Cabedi oo ahaa 22 jir ay qoyskiisa ka soo jeedaan dalka Liibiya.

Waxaa sidoo kale soo baxday in labo qof oo horay u taqaanay Cabedi ay booliska sanado ka hor uga digeen fikradihiisa xagjirnimada.

Haweeney ayaa ka mid ah dadka loo qabtay weerarkii ka dhacay Manchester, xilli ay booliska sheegeen in ay baarayaan “shabakad” la rumaysan yahay in ay ka dambeysay qaraxaasi.

Boolisk ayaa sheegay in ay xireen haweeneydaasi, ka dib markii ay xoog ku galeen guri ay ka deganeyd Blackley, waqooyiga Manchester.

Ramadan oo ah aabaha dhalay ninka qaraxa fuliyay, iyo Haashim oo ay ninkaasi walaalo yihiin ayaa lagu qabtay caasimadda Tripoli ee dalka Liibiya.

Sidoo kale Ismaaciil oo la dhashay ninka weerarka geystay ayaa Taaladadii lagu qabtay Chorlton, oo ku taalla koonfurta Manchester.

Heerka khatarta argagixisada ee UK ayaa la gaarsiiyay halka ugu saraysa, taasoo ka dhigan in weerarro dheeraad ah ay dhici karaan.

Askar milateri ah ayaa la dhigay goobo muhiim ah oo ku yaalla magaalooyin ay ka mid tahay caasimadda London.


Shabakada Galgaduudnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Galgaduudnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka Maanta

The Supreme Court Building is seen in Washington, Tuesday, April 4, 2017, as Senate Republicans work to confirm President Donald Trump’s nominee Judge Neil Gorsuch to take the seat of the late Justice Antonin Scalia. (AP Photo/J. Scott Applewhite) 

The Capitol is framed amid the columns of the Supreme Court building in Washington, Tuesday, April 4, 2017, as Senate Republicans work to confirm President Donald Trump’s nominee Judge Neil Gorsuch to take the seat of the late Justice Antonin Scalia. (AP Photo/J. Scott Applewhite) Maxkamad Diiday Dhaqangalka Go,aanki Trump
- May 26, 2017
Maxkamadda sagaalaad ee Racfaanka ee Federaaliga ah ee Mareykanka ee ku taalla magaalaa Richmond ...
_96217206_gaza Xamaas oo dishay rag “la shaqeeyay Israa’iil”
- May 26, 2017
Ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta ayaa dilay saddex nin, oo uu ku eedeeyay in ayaga ...
_96217203_trump_afp Trump oo dhaliilay gaashaanbuurta NATO
- May 26, 2017
Madaxweynah Maraykanka, Donald Trump, ayaa dhaliilay waddamada ay ka wada tirsan yihiin gaashaanbuurta NATO, ...
1 Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Qatar (Sawirro)
- May 25, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay Amiirka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al ...
1 Daawo: Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Muuqaalka Gaarigii isku qarxiyay agagaarka Dekeda Muqdisho
- May 25, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay gaarigii shalay is qarxiyay, xilli uu marayay wadada ...
2 Wasaaradda Isgaarsiinta oo soo bandhigtay sahan lagu sameeyay baraha internet-ka ee wasaaradaha
- May 25, 2017
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay sahan ay ku sameysay baraha internetka ...
_96212325_secretsupportgroup Al-Shabaab oo adoonsata dumar si ay ugu galmoodaan
- May 25, 2017
Markii Salma Cali ay billowday baaritaanka halka ay qabteen labo wiil oo la dhalatay ...
1 Askar Kenyan ah oo Qarax Lagu Dilay
- May 25, 2017
Laba askari oo ka mid ah ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa ku dhimatay ...
_96210002_5f6f2383-7c5a-40e7-933d-3cc9a3b69125 Dagaal ba’an oo ka socda Kunduz
- May 25, 2017
Saraakiil ku sugan woqooyiga dalka Afqaanistaan ayaa sheegaya in dagaal ba'ani uu ka socdo ...
coldoon War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyay Wariye C/maalik Muuse Coldoon
- May 25, 2017
Hargeysa–Hagenews.com:-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa Cafis u fidiyay Wariye Samafale C/maalik Muuse ...
Sacuudiga Dawlada Sacuudiga oo sheegtay in la yareyn doono shidaalka dunnida loo beec geeyo
- May 25, 2017
Wasiirka tammarta dalka boqortooyadda Sacuudiga Khaalid Al-Faliix ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay dawladaha ...
_96206400_12a818ce-3564-44bd-8ee5-561b36feb657 Britain oo joojisay inay xogta siirdoonka weerarka Manchester la wadaagto US
- May 25, 2017
Booliska wada baaritaanka weerarkii Manchester ayaa joojiyay inay xogta baaritaanka la waaagaan dhigooda Mareykanka ...
_96205410_robot Dubai oo hawlgelisay qalab qabanayo shaqada booliska
- May 25, 2017
Bioliiska Dubai ayaa soo bandhigay markii ugu horreysay askeri mashiin ah(robot) oo ka hawlgali ...
IMG-20170525-WA0014-620x330 Wafdi uu hogaaminayo Agasimaha Guud HSJ ayaa gaaray Dalka Norwey
- May 25, 2017
Dalka Norwey waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee HSJ waxana ay kulamo ...
2 Wariyaasha Idaacadda Ciidamada oo ka Cabanaya Mushaar la’aan”Sawiro”
- May 25, 2017
Muqdisho–Hagenews.com:-Wariyaasha ka shaqeeya Idaacadda Codka Ciidamada Ee Magaalada Muqdisho ay xarunteeda tahay ayaa sheegay ...
5 Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya oo Maanta Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho”Sawiro”
- May 25, 2017
Muqdisho–Hagenews.com: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Kormeer ku tagay Garoonka ...
deg-deg War Deg Deg ah:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo Saakay Xukun Dil ah Fulisay
- May 25, 2017
Muqdisho–Hagenews.com:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Ridday Xukun Dil ah oo lagu ...
_96200606_sawir Dad loo qabtay weerarkii Manchester
- May 25, 2017
Haweeney ayaa noqotay qof lixaad ee loo qabto weerarkii ka dhacay Manchester, xilli ay ...
_96200609_sawir.... Wasaarad lagu gubay mudaharaad ka dhacay Brazil
- May 25, 2017
Dibed baxayaal caraysan oo mudaharaad ka sameeyay caasimadda Brasilia ee dalka Brazil, ayaa dab ...
_96193053_24123d4b-ad06-4b46-9074-711359961f2e Duterte oo ka baaraan dagaya in uu dalka oo dhan ku soo rogo xaalad degdeg ah
- May 25, 2017
Madaxweyne Rodrigo Duterte ayaa sheegay in laga yaabo in dalka oo dhan lagu baahiyo ...
_96188677_a200bda4-ae55-4940-9165-d6dfcef9cf3f ‘Ninkii weeraray Manchester in uusan kaligii ahayn bay u badan tahay’
- May 25, 2017
Ninka gaystay weerarkii Manchester waxay u "badan tahay" in uusan kaligii soo maleegin weerarka, ...
_96185884_cc96f4fc-b2bf-4e03-8cd3-d43fa9597f50 Heerka feejignaanta ammaanka ee Britain oo sare loo qaaday
- May 24, 2017
Dowlada Britain ayaa sheegtay in ciidamada milateriga ay ka qeyb qaadan doonaan ilaalinta goobaha ...