Monday, October 23rd, 2017
header

Barnaamijyo Xiiso leh

1

Daawo: Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Muuqaalka Gaarigii isku qarxiyay agagaarka Dekeda Muqdisho

Booliska Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay gaarigii shalay is qarxiyay, xilli uu marayay wadada hor marta Dekeda Muqdisho Shir Jaraa’id uu qabtay Taliyaha Booliska Soomaaliya

Continue Reading »

Qeybta Barnaamijyo Xiiso leh

images-6-300x160

Dhageyso:-Gudoomiye ku xigeenka Sh/hoose oo sheegay in ay Dhisi doonaan Buundooyinkii ay qarxiyaan Al-Shabab.

Afgooye–Hagenews.com:–Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga gobolka shabeelaha hoose cali  nuur maxamed oo la hadlaayey idaacada kulmiye ayaa sheegay in maamulka gobolka shabeelaha hoose ay dib

Continue Reading »

Barnaamijyo Xiiso leh Archives

Banaanbax-maanta-ka-dhacay-Magaalada-Baledweyne-4-620x330
Dhageyso:- Banaanbax lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha oo Caabudwaaq ka dhacay
- Feb 23, 2017
Caabudwaaq–Hagenews.com:-– Banaanbaxaan oo ahaa mid lagu Taagaareeyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta ka dhacay Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka galgaduud. Dibadbax ayaa waxaa soo Abaabulay Bulshada ...
960BE7B0-54DB-48D7-83B4-33471A38BECF_cx0_cy32_cw0_w250_r1_s
Dhageyso:-Gabar Soomaali-Turkish ah oo Sannado Badan Kadib Soo heshay Halka Ay Kasoo jeedo
- Feb 21, 2017
Hooyo Soomaaliyeed oo asal ahaan kasoo jeedda dalka Turkiga ayaa sanado badan oo ay baadi goob ugu jirtay helitaanka halka ay kasoo askuntay, ay ugu danbeynti u suura gashay ineey ...
B7CCF7C3-31CB-4963-8370-6C5EE8A6650E_cx0_cy10_cw0_w987_r1_s_r1
Dhageyso:-Wasiirka Socdaalka iyo Sinjiyada Kanada, Axmed Xussen oo VOA u Waramey
- Jan 30, 2017
Wasiirka Socdaalka iyo Sinjiyada Kanada, Axmed Dirir Xussen ayaa VOA ugu waramey sida ay Soomaalida iyo sinjiyadaha kale ee Muslimiinta ah ee dhalashada Kanada haysta ay u saameynayso goaanka Madaxweynaha ...
1
Dhageyso:- Mudaaharaad ka Dhan ah Madaxweyne Trump oo ka Dhacay Minneapolis
- Jan 30, 2017
Dibadbax ka dhan ah wareegtada Madaxweyne Donald Trump oo ka dhacay xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Cedar, ee magaalada Minneapolis. Dibadbaxan o ay ka soo qeyb galeen jaaliyadaha kala ...
D3BB4DE6-7221-4E09-80E2-47C252BF087E_cx0_cy10_cw0_w987_r1_s_r1
Dhageyso:-Taariikhda Caleemo Saarka Madaxweynaha Mareykanka
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la caleemo saarayaa, waxaana munaasabadda dhaarta ee Donald Trump shaashadaha caalamnka ka daawan doono malaayiin qof. Taariikh ahaan xafladaha caleema saarka iyo ...
Galmudug
Dhageyso:-Guddiga Doorashada Galmudug oo sheegay in ay bilaabayaan Qabashada Araajida Musharaxiinta
- Jan 18, 2017
Cadaado–Hagenews.com:-Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta Shaaciyay in 18-ka Bishaan oo Maanta ah ay bilaabayaan Qabashada Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweyne ee Galmudug islamarkaana ay ku Egtay 31-da ...
Koofur
Dhageyso:- Wasiirka Aw-qaafta Koofur Galbeed oo ka hadlay Mooshinka M/weyne Shariif Xasan
- Jan 18, 2017
Baydhabo–Hagenews.com:- Wasiirka Aw-qaafta iyo Arrimaha Diinta Maamulka Koofur Galbeed Macalin Barre oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Xildhibaanno gaaraya  80 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed ay Mooshin ...
Shariifr
Dhageyso:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo Sheegay in Dalka uusan Amni ka jirin
- Jan 18, 2017
Muqdisho–Hagenews.com:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Arrimo dhowr ah oo quseeya Xaaladda dalka. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ...

Next Page »