Monday, October 23rd, 2017
header

WARARKA MAANTA

The Supreme Court Building is seen in Washington, Tuesday, April 4, 2017, as Senate Republicans work to confirm President Donald Trump’s nominee Judge Neil Gorsuch to take the seat of the late Justice Antonin Scalia. (AP Photo/J. Scott Applewhite) 

The Capitol is framed amid the columns of the Supreme Court building in Washington, Tuesday, April 4, 2017, as Senate Republicans work to confirm President Donald Trump’s nominee Judge Neil Gorsuch to take the seat of the late Justice Antonin Scalia. (AP Photo/J. Scott Applewhite)

Maxkamad Diiday Dhaqangalka Go,aanki Trump

Maxkamadda sagaalaad ee Racfaanka ee Federaaliga ah ee Mareykanka ee ku taalla magaalaa Richmond ee xarunta gobolka Virginia, ayaa diiday inay xayiraadda ka qaaddo amarkii

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

_96217206_gaza

Xamaas oo dishay rag “la shaqeeyay Israa’iil”

Ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta ayaa dilay saddex nin, oo uu ku eedeeyay in ayaga oo Isra’iil u shaqeynaya ay marinka Qaza ku khaarajiyeen mid ka

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

_96217203_trump_afp
Trump oo dhaliilay gaashaanbuurta NATO
- May 26, 2017
Madaxweynah Maraykanka, Donald Trump, ayaa dhaliilay waddamada ay ka wada tirsan yihiin gaashaanbuurta NATO, asagoo hogaamiyayaasha dalalkaasi ugu baaqay in ay kordhiyaan kharashaadka ay ku bixiyaan gaashaandhiggooda. Trump ayaa tilmaamay in ...
1
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Qatar (Sawirro)
- May 25, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay Amiirka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal, iyadoo dowladda Qatar ay u balan-qaaday dowladda taageero ...
1
Daawo: Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Muuqaalka Gaarigii isku qarxiyay agagaarka Dekeda Muqdisho
- May 25, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay gaarigii shalay is qarxiyay, xilli uu marayay wadada hor marta Dekeda Muqdisho Shir Jaraa’id uu qabtay Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. C/xakiin Dahir Saacid ayuu ku ...
2
Wasaaradda Isgaarsiinta oo soo bandhigtay sahan lagu sameeyay baraha internet-ka ee wasaaradaha
- May 25, 2017
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay sahan ay ku sameysay baraha internetka (websites) ee wasaaradaha federaalka ah, si loo eego kaalinta ay ka cayaari karaan in dadweynuhu helaan ...
_96212325_secretsupportgroup
Al-Shabaab oo adoonsata dumar si ay ugu galmoodaan
- May 25, 2017
Markii Salma Cali ay billowday baaritaanka halka ay qabteen labo wiil oo la dhalatay sannadkii la soo dhaafay ayaa waxaa u soo baxay wax kale oo ka yaabiyay. Waxay ogaatay ...
1
Askar Kenyan ah oo Qarax Lagu Dilay
- May 25, 2017
Laba askari oo ka mid ah ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa ku dhimatay laba kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii gaari ay wateen ay la qaraxday miino ...
_96210002_5f6f2383-7c5a-40e7-933d-3cc9a3b69125
Dagaal ba’an oo ka socda Kunduz
- May 25, 2017
Saraakiil ku sugan woqooyiga dalka Afqaanistaan ayaa sheegaya in dagaal ba'ani uu ka socdo hareeraha magaalada Kunduz. Saddexdii usbuuc ee la soo dhaafay ayaa mintidiinta Taaliban waxay doonayeen in ay magaalada ...
coldoon
War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyay Wariye C/maalik Muuse Coldoon
- May 25, 2017
Hargeysa–Hagenews.com:-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa Cafis u fidiyay Wariye Samafale C/maalik Muuse Coldoon oo Mudooyinkaan ku xirnaa Xabsi ku yaalla Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland. War Qoraal ah oo ...

Next Page »